Si aad u hesho kaarka aqoonsiga ee loogu tala galay koorjoogayaasha, warbaahinta iyo wakiiladda musharaxiinta fadlan soo dagso arjiga hoos ku lifaaqan kuna soo dhaji documentiyada dheeraadka ah ee ku qoran foomka.

Markii aad xogta foomka lagugu weydiyey soo dhameystirto fadlan ku soo dir emailka info@doorashada2016.so

Haddi lagu ogolaado in aad korjooge ka noqoto dorashada 2016ka waxad naga heli doontaa email lagugu war gelinaayo halka kaarka ka qaadan doonto.