31102426416_2f4ed7b68d_k
chair-1
30623384251_ce8812d443_k
spox-1
30759336296_6c5122a031_k
A member of the regional parliament, casts her vote during the election of the Upper House candidates in Baidoa, Somalia on October 19, 2016. AMISOM Photo / Abdikarim Mohamed
22147689029_9f5085c3fb_k

Ansixinta Kor-joogeyaasha / Saxaafadda

Fadlan ku soo dir emailka info@doorashada2016.so
Dheeri

La soo deg foomamka

Diiwaangelinta Musharraxa – Xeer
Dheeri

Nagu Saabsan

Sida ku qeexan Dastuurka Kumeel-gaarka ah ee Jamhuuriyada Federaalka Soomaaliya, muddada xil heynta Barlamaanka Federaalka iyo Madaxweynaha Jamhuuriyada Federaalka waxa ay ku egtahay sanadka 2016ka.

Sidaa daraadeed, waxaa lagama maarmaan ah in la helo ha dhaqay siyaasadeed oo dib loogu qaabeeyo looguna sharciyeeyo hay’adaha siyaasadeed ee dalka.

Maadaama xilligan la joogo aysan suurta gal aheyn in ay Soomaaliya ka dhacdo doorasho guud, geedi-socod doorasho ayaa la diyaariyay si loo fududeeyo baahinta ka qeyb qaadashada siyaasada, marka la barbar dhigo tii 2012ka, iyo hiigsiga doorasho guud oo leh halbeeg caalami ah oo dhacda 2020ka.

Warar

La soco wixii u dambeeyay

WAR SAXAAFADEED – 10 DISEEMBAR 2016

Guddiga Federaalka Hirgelinta Doorashooyinka Dadban (GFHDD) wuxuu u arkaa doorashada maanta oo Sabti ah, 10ka Diseember 2016ka ka dhacday magaalad...
December 11, 2016

WAR SAXAAFADEED – WADA JIR AH

Guddiga Federaalka Hirgelinta Doorashooyinka Dadban (GFHDD) iyo Guddiga Xallinta Khilaafaadka Doorashada Dadban (GXKHDD) oo si wadajir ah u qorshe...
November 24, 2016

WAR SAXAAFADEED – 22 NOFEEMBER 2016

Guddiga Federaalka Hirgelinta Doorashada Dadban (GFHDD) waxa uu shaacinayaa in Guddi isku dhaf ah oo ka kooban, Guddiga Qaran ee Amniga Door...
November 23, 2016